Qeexid

"eeg booqo. ld booqad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booqasho oo kali ah:
  • Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo booqasho ku jooga dalka Itoobiya caasimada Addis Ababa ayaa ka hadlay arrimaha dalka Soomaaliya gaar ahaan baahida Dowladda KMG ay u qabto ciidamo caalami ah oo la keeno dalka Soomaaliya.
  • Bender-caasi Abwaankii weynaa ee Salaan Maxamed oo loo yaqaanney Salaan Carrabey oo ahaa nin meesha uu joogo isaga la hor mariyo, ayaa booqasho Nairobi ku tegay isag oo ka soo kicitimay Somaliland.