Qeexid
(-wyo, m.dh) Furdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi galay; carromaris.
(-wyo, m.dh) Furdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi galay; carromaris.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Beel ugaarsato ah.
Qeexid Xigta: Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Jug; b. sii: qof wax ku dhufasho.
Qeexid Xigta: (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo dhufashada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid herin ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg boongeli. ld boongelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld boongelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]