Qeexid
Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.
Ninka tababaradka bilowga ah ku jira ee loo carbinayo sida gammuunka loo gano waxna loogu dilo.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Beel ugaarsato ah.
Qeexid Xigta: Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: (-dyo, m.dh) (baay.) Noolayaasha ku nool dhulka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Wax biyo ku darid.
Qeexid Xigta: Wax biyo ka badan ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-wyo, m.dh) Furdaaminta la furdaamiyo qof herinta ka mid ah oo dembi galay; carromaris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid herin ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg boongeli. ld boongelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld boongelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]