Qeexid

"Ciyaarta turubka, hadba marka la dheelayo haadka loo boqro. ld boolayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boolo oo kali ah:
  • Dawladda iyo hay'adaheedaasina waa inay baahiyaha xoogga dalka si roon loo daboolo si u xilkaas culus uga soo baxo.
  • Run ahaantiina, wakhtigii xagaagii ma aanan helin nasasho, sababta oo ah waxa aan ka shaqaynayay in aan daboolo dhaawac iga gaadhay cidhibta.