Qeexid

"eeg booji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boojin oo kali ah:
  • Saraakiil ka tirsan maamulka Al-shabaab ee Bu'aale iyo odayaasha deegaanka oo kulan ay ku qaboojinayan xiisadan yeeshay, ayaa ku guldareystay inay labada dhinac isfahamsiiyaan, waxaana dadka degmadaas ay baqdin ka qabaan dagaal.
  • Odayaasha Dhaqanka Degmada Guriceel ayaa dadaal ugu jira sidii xiisadaas ay u qaboojin lahaayeen, iyadoo laga cabsi qabo in ay dhacdo in ay dilal ay geystaan labada nin ee la dilay beelaha ay ka soo jeedaan.