Qeexid

"Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid."

Qeexid Xigta

Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booji oo kali ah:
  • Waxaa socda sida warar hoose ay sheegayaan waanwaan lagu doonayo in lagu qaboojiyo dagaal kale oo dhaca, isla markana looga qaadi lahaa isbaarada taalla illinka hore ee Dekedda Kismaayo halkaas.
  • Ilo wareedyo ku dhow Xisbul Islam ayaa sheegay inay jiraan waanwaan lagu doonayo in lagu qaboojiyo dagaalada, taasoo ay bilaabeen odayaasha dhaqanka Gobolka.