Qeexid

/dh ld boogaysnaan. boogcalooleed1 m.dh (-dyo, m.dh) Nabar caloosha ka soo baxa. ld boogcaloolo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine