Qeexid

"(-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boog oo kali ah:
  • Hase yeeshee, si weyn uma saafin boogta.
  • Boog kor iyo hoose laga dhayayna waa bogsataa, Alle idinki.”