Qeexid

"(-dho, m.dh) (baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boodh oo kali ah:
  • Markii u dabada dhulka la helay isaga oo yar hiin faadhaya, dhidid, boodh iyo dufan isku dhafmayna wajigiisa ka tir-tiraya ayuu las oo baxay bac yar oo ay ugu huursanaayeen laba qori oo uga hadhsanaa caqaartii jaadka ahayd ee uu maanta gatay.
  • Guddida iyo xafiisyadiisu waa inay 30 maalmood ka hor taariikhda cod-bixinta ku dhejiyaan liisaska musharaxiinta degmada goobaha fagaarayaasha, boodhadhka ogaysiiska, xafiisyada dawladaha hoose iwm.