Qeexid

(-ooyin, m.l) (c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lugose leh ay ku booddo. B.da waaweyn si aan joogto ahayn ayey waxay ku dul noolaadaan shimbiraha iyo naasleyda. Qaarka dadka cunana waxay qaadi karaan cudurro kala duwan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booddo oo kali ah:
  • Mar sii horeyse waxa jirtey in aad loo hadal hayey in senetor Diane Feinstein oo ka tirsan xisbiga dimoqraadigu ay ku soo booddo masalaha, laakiin waxa ay go'aansatey in aysan ka qeybqaadanin.
  • Mar sii horeyse waxa jirtey in aad loo hadal hayey in senetor Diane Feinstein oo ka tirsan xisbiga dimoqraadigu ay ku soo booddo masalaha, laakiin waxa ay go'aansatey in aysan ka qeybqaadanin.