Qeexid

"Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo."

Qeexid Kale

Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.

Qeexid Xigta

Sac kudid (dibi).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bood oo kali ah:
  • Guddigan, ayaa lagu wadaa in uu soo eego eedaha la xiriira xadgudubyada xuquuqda aadanaha iyo xayiraado dhinaca cuntada ah, oo dowladda iyo mucaaradka ONLF uu midba kan kale ku eedaynay gaboodfallo in uu gaystay.
  • Wasiirku, wuxuu intaa ku daray in saddex goobood ay raaci doonnaan halkii ay ka tirsanaan jireen oo ay baadhi doonaan arrintaa.