Qeexid
Nooc ka mid ah kalluun.
Nooc ka mid ah kalluun.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay.
Qeexid Xigta: Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal.
Qeexid Xigta: Falxad.
Qeexid Kale: B. ah: nafley aad u xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hunguri.
Qeexid Xigta: Cune.
Qeexid Kale: In yar oo tubaako shiidan ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Geed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) ld boodhar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Budo cad oo siigo ah udgoon oo waqtiga kuleylaha la marsado si ay dhidika u nuugto. ld boolbare, boolbire, bootar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Meel lagu taagnaa si dhaqso iyo xoog leh kor uga kicid iyaadoo lugaha hal mar la wada qaadayo.
Qeexid Xigta: Sac kudid (dibi).
Qeexid Kale: Ka b.: wax qotoma dul marid iyadoo dhankeeda kale lagu dhacayo. 4. Kala b.: arrin iwm ku heshin waayid. bood1 m.l Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u dhaw oo timaha iyo dharka lagu dhaqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Midab baraashirix ah oo lo'da ariga iyo farduhu yeeshaan.
Qeexid Xigta: Cudur haragga dadka ku dhaca oo baro cadcad u yeela; qawad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Beel ugaarsato ah.
Qeexid Xigta: Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus.
Qeexid Xigta: B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld boorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin.
Qeexid Xigta: Is b.: dhabarka godid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof gaboobay.
Qeexid Xigta: Nin lug ama gacan la'.
Qeexid Kale: Meel qof deeqda. 4. Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5. ld boosay. Midab cad oo farduhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweenay lug ama gacan la'.
Qeexid Xigta: B. ah: haan duug ah oo biyaha sii deysa; abaali.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ceel biyo badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -yay, -yday
Qeexid: ld ooy.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-go, m.dh) Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Xubinta taranka ee ratiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]