Qeexid

"Hunguri."

Qeexid Kale

In yar oo tubaako shiidan ah.

Qeexid Xigta

Cune.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga booc oo kali ah:
  • Kulankaan oo Boocame uga furmey Asbuuc ka hor Issimida gobolka iyo Ergo ka timid degaanada Sool ayaa yimid xilli ay jirto xiisad u dhexeysa maamulada Puntland iyo Somaliland.
  • Meydka Nin Rayid ah oo si xun loo dilay ayaa saaka laga helay xaafada ceelboocle ee Degmada Dharkeenleey.