Qeexid

"Nooc banaatiiqda ka mid ah oo si daranddoori ah u dhaca."

Qeexid Xigta

Cayayaan yaryar oo gala iniinaha qaraha iyo sisinta oo bololiya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boobe oo kali ah:
  • Hawlgalkaa gab-gabtaa ahaa waxa ka samata baxay war-boobe yar oo askartu ciyaar seel-seeli ku xidheen.
  • Doorkaan waxaa dhacday foolxumo wayn markii si bareero ah nabadoonada qaarkood ay u boobeen kuraas ku magacownayd qabaa’ilka qaar ka mid ah, markii loo dacwoodayna isticmaalay awooda caburinta (veto power).