Qeexid

"Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho."

Qeexid Kale

Dedejin (cunid, socod, iwm).

Qeexid Xigta

Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boob oo kali ah:
  • Boobka hantida guud wuxuu keenaa inay faafto anshax-xumada,isneceybka dadka,dulmiga,sicir bararka.
  • Baashe Cabdi Gaboobe oo ka mid ah, guddigaas.