Qeexid

Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato.

Qeexid Kale

Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.

Qeexid Xigta

Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine