Qeexid

Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid.

Qeexid Xigta

Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bolol oo kali ah:
  • Bannaanbax rabshado wata oo looga soo horjeedo diidmada lacagaha jeexjeexan iyo kuwa bololay ayaa maanta ka dhacay Degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada dhexe, waxaana dadka isku soo baxay ay cambaareynayee ganacsatada Degmadaas.
  • Bolol waa marka wax ay duqoobaan oo ay kala daadtaan.