Qeexid
ld bakooro.
ld bakooro.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld bokooro. Cudur indhaha ku dhaca oo baqbaq u yeela.
Qeexid Xigta: ld bokooro. Cudur isha birteeda ku dhaca oo caddeeya.
Qeexid Kale: ld baqoorad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) (kiim.) Curiye bir-u eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Diiwaan.
Qeexid Xigta: Heshiis caalami ah oo ku saabsan habka loo maro xafladaha dibloomaasiga ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld boorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin.
Qeexid Xigta: Is b.: dhabarka godid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Cudur dhegaha xoolaha dushooda sare ku dhaca oo qolfo iyo finan u yeela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Maroodi lab, xoog weyn oo raxanta hoggaamiya; arbe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ciid budo ah oo dabayshu si sahlan u qaaddo; siigo; bus.
Qeexid Xigta: B. ah: midab dambaska u eg oo ay lo'da iyo dameerahu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]