Qeexid

Xaalad shaqo iyo dhib la'aan ku sugnaan (nafley); nasasho. ld baji, beji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boji oo kali ah:
  • Heshiiskan oo ay Kenya ku hunguriyayneyso dhul-badeed uu bedkiisu ka badan yahay 100,000km2 (boqol kun oo kiilomitir oo labojibbaaran) waa mid ka mid ah heshiisyo dhagareed isdabataxan oo dhamaantood habeen mugdi lagu wada saxiixay.
  • Afhayeenka Maxkamadaha Islaamiga ah Sheekh C/raxiim Ciise Caddoow oo ku sugan Muqdisho ayaa sheegay in dagaalkaas ay kula wareegeen ku dhawaad 6-gaadiidka dagaalka ah, ayna ku dabojiraan Yuusuf Dabogeed iyo Axmed Jaandhaay.