Qeexid

"(-oobay, -owday; -oobi) U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga boholyow oo kali ah:
  • Naftana biya-dhiijin waa dharaarna is baadhi waa kashana boholyow ka waa badheedh lagu sii hubsado hiyiga barakaysan waa hankana ku barooran waa haddaan baqe fuushanayn inuu yahay buur ku diid dareennada boorta neceb.
  • Beryahaa wuxu tirin jiray, tixo gaagaaban oo hilow iyo boholyow u badnaa.