Qeexid

"ld bogso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogsoo oo kali ah:
  • Ali Mahdi Mohamed, shuruudo saddexa sidii shirka loo qoondeeyey 16-ka bisha June u guulaysan lahaa, isla markaa looga bogsoon lahaa 16 sano oo dagaal ahliya.
  • Qaybta labaad oo ah kuwa loo baneeyay inay afuraan, isla markaana markii ay awood u helaanna soonkii soo gudaan oo qalleeyaan, waxaa ka mid ah qofka xanuunsan ee rajeynaya inuu bogsoodo, qofka safarka ku jira ee aan deganayn.