Qeexid

"Wax caafimaaday noqosho. ld bogsoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogso oo kali ah:
  • Balse waxaan isku deyeynaa in aan isweydiino dhowr su’aallood oo aan ku iftiiminayno masaabiibta dhacday iyo in aan ka bogsoon karo.
  • C/Fataax ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ninka ay ciidamada qabteen uu ahaa dhaawac isla markaana la daweynayo, iyadoo marka uu bogsoodo ninkaasi la hor geyn doono Maxkamad si loo marsiiyo ciqaabta uu muteystay.