Qeexid

"Wax buka caafimaadin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogsii oo kali ah:
  • Ugu dambeyn culumadu waxay u tacsiyeynayaan dhammaan ummadda soomaaliyeed ee dhibaatadu soo gaartay xilligii la soo dhaafay naf iyo maalba waxayna allaah uga baryayaan inuu siiyo badel khayr qaba, dhaawacoodana bogsiiyo dhibaatadoona xaliyo.
  • Hoggaamiyaha xisbiga oo ku guuldarraystay inuu si cad u waajaho una bogsiiyo daqarro ka hadhay hoggaankiisii S.N.M iyo dawladdii Somaliland u horreysay ee uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur).