Qeexid

"ld bogsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogsi oo kali ah:
  • Hase yeeshee qofka qaba xanuun aan ka bogsi lahayn waxa loo baneeyey inuu iska cuno oo uu iska cabo, waxaase lagu waajibiyey inuu maalin kasta oo Ramadaan ka mid ah quudiyo qof miskiin ah.
  • Markii loo jeestay Berbera iyo aaskii Madaxweynaha waxay taasi keentay cudur la’aan, waxayna si weyn u bogsiisay boogo bukey.