Qeexid

"eeg bogaadi. ld bogaadis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogaadin oo kali ah:
  • Gabagabadii aan ku hambalyeeyo bogaadin ahaan maamulka iyo shaqaalaha WardheerNews.com hawsha ballaadhan ee ay u qumeen iyo sida xilkasnimadu ka muuqato ee ay hawshaas u soo agaasimayeen shantii sannadood ee aynu soo dhaafnay.
  • Maxamed Kaahin waxa uu ku guubaabiyey dowladda in ay maamulka gaadhsiiso goboladaas, iyaguna ay ku bogaadinayaan waxa ay qabato.