Qeexid

"U b.: cid hambalyo u jeedin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogaadi oo kali ah:
  • Gudashada waajibkaa waxay ku muteen ammaanta iyo bogaadinta shacbi weynaha Soomaaliyeed iyo gargaarka iyo raali ahaanshaha Rabbi.
  • Axmed Macallin Jaamac oo sooyaalka qoraaga iyo kan aabbaheedba aad u garanayay ayaa goobtaas ammaan iyo bogaadin qiimo leh uga soo jeediyay Yaasmiin.