Qeexid

"U bogid; qiimayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bogaad oo kali ah:
  • Masuuliyiintii xafladdaasi ka qaybgashay ayaa ku bogaadiyey mulkiilayaasha maalgeliyey Telefishankan oo dunida oo dhan laga daawan doono, iyaga oo sheegay inuu wax weyn ka tari doono qaddiyadda Somaliland.
  • Guddoomiyaha Gobolka Bari, C/samad Gallan Guddoomiyaha Gobalka Bari ayaa bogaadin iyo amaan duldhigay Shacabka ku dhaqan gobalka oo uu sheegay inay ciidamada amaanka si wanaagsan ugala shaqeeyaan adkaynta Nabad Galyada Gobalka.