Qeexid

"Caloosha meesheeda sare."

Qeexid Xigta

Baalka xaashida labadeeda dhinac midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bog oo kali ah:
  • Hadaba, mudaharaad aad u ballaaran ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Taleex ee shirku ka socdo kaas oo lagu taageerayo maamulbogoboleed ay deegaamada SSC yeeshaan.
  • Waayahaa budhcadda dabadeed, waxay bogcaddaasi noqotay meel aanay saxadeedu wanaagsanayn oo hoy u ah qashinka iyo kudaafadda.