Qeexid

Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha.

Qeexid Xigta

Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biyoole oo kali ah:
  • Yaraantiisii Daahir, laba jeer ayaa loo kaxeeyay Tuulada Biyooley ee Gobolka Bakool, halka lagu Ziyaarto Sheekh-Aweys Dheere Al-Qaadiri, ee uu Qabrigiisuna ku yaallo.
  • Xasan waxuu sheegay in qaraxa uu ahaa Miino uu sitay nin biyoole ah oo biyaha u keeni jiray qoyska maanta waxyeelada xoogan kasoo gaartay qaraxa dhacay.