Qeexid

"(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Degaan b. ama sinjiyo noole ah oo ku nool biyaha dhexdooda, dhir iyo xayawaan mid kastaba ha ahaadee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biyood oo kali ah:
  • Dhakhaatiirta iyo Hay'adaha ku hawlan la dagaalanka cudurka shuban biyoodka ayaa haatan baaritaan ka wada dadkaasi uu haleelay cudurkan.
  • Horaantii sanadkan ayaa waxaa Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya ka dhacay dagaalo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad fara badan, kadib markii laba beelood oo Somali-Kenyan ah ay ku dagaalameen ceelbiyood ku dhow xadka.