Qeexid

"biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biyo oo kali ah:
  • -in mudo bil ah la farayo inay dadka ka ganacsda qaadka dhaqaalaha uga jira uga soo saartaan kadibna gebi ahaantiisba la mamnuuci doono iyadoo horena magaalada dhexdeeda in lagu iibiyo joojiyay.
  • Kufsiga loo geysto caruurta ayaa ka noqday Somalia dambiyo baahay; iyadoo April 15, 2007. la sheegay in ciidamo Ethiopian ah ay ku kufsadeen gabar aad u da'yar deegaanka Xamar-bile ee Degmada Wardhiigley.