Qeexid
ld biyatooniyad.
ld biyatooniyad.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) Nin shaqo-hoosaad ka qabta xafiisyada oo munshaar ku qaata. ld biyatooni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Haweeney ku munshaar qaadata shaqo-hoosaadka xafiisyada. ld biyantooniyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh) ld biyantooni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Roob da'ay biyo dhul ku dhaafid; roob xareed dhul warid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.
Qeexid Xigta: (-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.
Qeexid Kale: (-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Roob da'ay biyaha dhulka korkiisa uu kaga tago; xareed dhulka waran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef).
Qeexid Xigta: Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado.
Qeexid Xigta: ld biyaddiidid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) ld biyaqabatin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld biyashubasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld biyadhac1 (4).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg biyadhig2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld biyaddiid1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan. biyabbeel1 m.l 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
m.l
Qeexid: Qar sare oo biyaha ka degtaan. ld biyadhac1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: biyaha roobka oo ceelasha iyo ilaha sameeya ay hoos ugu dusayaan carrada.
m.l
Qeexid: ld biyafariisin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]