Qeexid

ld biyadhaceen. (-cyo, m.dh) Qar sare oo biyaha qulqulaya ay ka daataan.

Qeexid Kale

(-cyo, m.dh) Go'aan; duluc; murti. 4. ld biyadhicid.

Qeexid Xigta

(-cyo, m.dh) Meel godan oo biyo qabatin leh oo qar, buur iwm ku hoos taalla.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biyadhac oo kali ah:
  • Xaqa ah in laga kalluumeysto webiyada iyo biyadhacyada kalluunka biyaha badda ka baxsan, casaanyada, noocyada kalluumada ee sjøørret iyo sjøøye waxa iska leh mulkiilaha dhulka, taa macnaheedu waxa weeye qofka leh webiga.
  • Haddii taa la waayana, haykalkii iyo aaladii maamul lahaa ayaa meesha ka baxaysa, waana biyadhaca qoraalkan, oo dhab ahaan ka bixinaya sawir aan qurux badnayn xaalada Puntland ee eegakadan, su’aalna ka keenaya sharci noqoshada maamulka hogaamiya Puntland.