Qeexid
Meel god ah oo biyaha daadku ku shubmaan oo aan buuxsamin.
Meel god ah oo biyaha daadku ku shubmaan oo aan buuxsamin.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -bixi) Lab iyo dheddig isu galmooday mino ka imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Imaatinka minada labka iyo dheddiga marka ay isu galmoodaan. ld biyabbixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld biyabbiyood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-lyay, -liday; -lyi) Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cunto cabbid iwm biyo ka badan ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg biyabbiyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meesha ay
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld biyabbax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: B. ah: wax biyo ka badan lagu daray ama biyaha u eg. ld biyabbiyo. biyabbiyow1 m.l Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid. biyabbiyow2 f.mg1 (-oobay, -owday; -oobi) Wax biyo ka bateen noqosho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld biyabbeel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld biyabbiyow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: biyaha roobka oo ceelasha iyo ilaha sameeya ay hoos ugu dusayaan carrada.
Qeexid: biyaha webiga ka fatahay ku faafaan. 2. Marka ay biyuhu webiga ka fatahmaan. biyabbeel1 m.l 1. B. ah: badar la karinayo oo isaga oo aan weli bislaan biyihii ka dhammaadeen. 2. ld biyabbeelid.
m.dh
Qeexid: (muus.) Qalabka muusikada jaadadkiisa waaweyn jaad ka mid ah oo codad aad u kala duwani ka soo baxan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Meesha biyaha webi, durdur, daad iwm ay ka kalago'aan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Raadka uu roobka ku reebo meesha uu ku da'ay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Dhismo loogu tala galay in biyaha webiyada socodkooda lagu hakiyo si loo keydiyo, heerkoodana kor loogu qaado. ld biyaxireen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-cay, -cday; -dhici) Xoolo meel biyo leh ka harqasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]