Qeexid

"Fandhaal weyn oo dabo dheer leh kana samaysan qori oo raashinka lagu gurto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bixiye oo kali ah:
  • . Dayntii farahabadnayd ee ay xukuumaddii hore ka tagtey oo la bixiyey iyo mushaharooyinkii shaqaala ee shan bilood isgaadhi jirey oo xukuumadda cusubi bixisay.
  • Dib u dhigida shirkani ayay shaaciyeen qaar ka mid ah issimadii horey ugu baaqey qabsomidiisa ayna ka warbixiyen ujeedada dib loogu dhigey iyo muda dib loo dhigeyba.