Qeexid

Ciid jilicsan, buda ah oo ay dabayshu qaaddo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bito oo kali ah:
  • Qaar ka mid ah dhalinyaradaasi oo lasii daayay ayaa saxaafada u sheegay inay Ciidamada Al Shabaab ay qab qabteen xili ay ku sugnaayeen goobaha biibitooyinka..
  • Goobjoogayaal, ayaa sheegay in dagaalka uu ka bilowday muran dhexmaray askarta, ayna ku dhinteen 5-qof oo shacab ah, kadib markii rasaas lagu furay biibito shaaha lagu cabo oo ku taala xaafada uu dagaalku ka dhacay.