Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Ciid khafiif ah hawo ku baahid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bitaan oo kali ah:
  • Sidaas darteed, awood siyaasadeed iyo rabitaan toleed toona weligiis uma nuglaan, cid kale afkeedana kuma uu hadlin.
  • Waxaa hadda loo baahan yahay in dadka la fahamsiiyo baahida loo qabo xoog saddexaad oo ay dadka Soomaaliyeed doorteen, kana tarjuma rabitaankooda iyo himiladooda.