Qeexid

"eeg bisil. ld bisayl (4), bislaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bislaan oo kali ah:
  • Hadaba waxaa is waydiin leh, Garoowe ma dowladaa dhaqaalihii ka hagratay?, Mase reer Garoowe ayaan wali u bislaan nidaamka, iyo inay Garoowe Caasumad ahaato?
  • Saxaafada iyo suxufinimaddu waa muhiim waxayna u baahantahay masuuliyad weyn iyo u bislaansho qoto dheer waayo waxa ay saameyn ku dhex leeyihiin Ra'yu caalamka guud ee dadweynaha iyo miisaan weyn oo bulshadda dhexdeeda ah.