Qeexid

"Nafley jirranayd caafimaad helid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biskoo oo kali ah:
  • Marka laga gudbo waxa lagu diriray iyo cidda lala colloobay ceebaha bulshadeenu caanka ku noqotay waxaa ka mida kaydsiga colaadda oo aanu qofka ama qoysku marna ka biskoon wixii soo maray.
  • Madaxweynaha oo xaaladiisa caafimad cabiraya ayaa yiri " Waxaan ku cabiri karaa nin biskoodey, Ladan, awoodiisa iyo caafimadkiisa soo noqtey, shaqeyn kara ayaan u arkayaa."