Qeexid

"(dii.) Aayadda suuradaha quraanku ka wada bilawdaan, mid mooyaane oo ah Bismillaahir-raxmaanirraxiim."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bisin oo kali ah:
  • Suldaankii ayaa markaa igu yidhi "Haa oo ilaahay baa ugu yeedhay in kiinu (bisinka0 ina kala xijaabo oo amar ilaahay baa dhigaya inuu kiinu (Bisinka) ina kala xijaabo", dabadeedna suldaankii ayaan ku idhi "Waayahay oo u noqon maayo".
  • Indho Bisinle, ayaa waxa uu soo badndhigay barnaamij ku saabsan Wadatashi, Nabadgalyo iyo Horumar.