Qeexid

"Cuno, wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho."

Qeexid Kale

Qof waaya-aragnimo dheeraad ah leh ahaansho.

Qeexid Xigta

Miro iwm wax heerkii lagu cuni lahaa gaarey ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bisil oo kali ah:
  • Taliyaha Ciidamada Amniga deegaanka Maxaas Cali Aadan cali Balibali oo sheegay in ay soo qabqabteen 3 qof oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen dad ka ganacsanayay Raashiinka Bisil.
  • Barnaamijkaan ayaa la sheegay inaysan wali ahayn kuwa ka bisil dhanka Qaramada Midoobey balse ay yihiin kuwo wali aan weli la horgeyn fadhiga Golaha Amaanka Qaramada Midoobey balse diyaarintiisa uu socdo lana filayo in la hordhigo si loo ansixiyo.