Qeexid

War wanaagsan oo farxad iyo reyn reyn leh. ld bishaarad, bushaarad, bushaaro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bishaaro oo kali ah:
  • Injiil Kitaabka Injiil ingiriis : bible; carabi : ﮐﺘﺎﺏ ﻋﻴﺴﻰ; "kitaabu ciisah" Erayga Injiil macnihiisu waa war wanaagsan ama bishaaro.
  • Injiil Kitaabka Injiil ingiriis : bible; carabi : ﮐﺘﺎﺏ ﻋﻴﺴﻰ; "kitaabu ciisah" Erayga Injiil macnihiisu waa war wanaagsan ama bishaaro.