Qeexid

"eeg bishaaree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bishaarayn oo kali ah:
  • Waxaan Shaqaalaha iyo qoyskooda ugu bishaaraynaa khayr iyo hor'umar dhan kasta ah waxaana sidoo kale ugu mahadcelinaynaa dadaalka iyo dacaadnimada ay Shacbiga Soomaaliyeed u soo gaarsiiyaan warar xaqiiq ah iyo dhexdhexaad.
  • Qofkii aan tan fahmini ma aha qof fahmay xaqiiqada shareecada Islaamka iyo ujeedooyinkeeda ku salaysan u bishaaraynta iyo u sahlista.