Qeexid

"Cunto dab lagu farsameeyey oo gaartay heerkii lagu cuni lahaa."

Qeexid Kale

Waaya-aragnimo dheeraad ah oo la yeesho. 4. ld bislaan.

Qeexid Xigta

Miro iwm marka ay gaaraan heerkii lagu cuni ama la guran lahaa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bisayl oo kali ah:
  • Markaas bulshadeenu bisayl ahaan maanta maanay wada qaadi karayn, dib ugu noqoshada khilaafaadka xisbiyadda, iyo ka bogsashada aan dhamayska tirnayn ee nabaradda colaadihii sokeeye, ee umula dooxa ahaa.
  • Inaynu caalamka u muuijino bisaylka bulshadeena iyo doonista dhismaha qaranimadeena oo si mug leh u tisqaada.