Qeexid

"(-do, m.l) Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano; dinnad; dummad; mukulaal, yaanyuuro; basho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga bisad oo kali ah:
  • Haddii aad daboosho hilibka bisaduhu kuma gaaf wareegayaan.
  • Bisad daaqad ka eegaysay markay buurtuuradu shirayeen oo aan weydiiyay, bal in ay arkaysay aqoonsi laysu dhiibay, ayaa tidhi; “Anigu maan arkaynin aqoonsi laysu dhiibayo, haddaanu ahayn wax kuus-kuusan oo Boorsadda Cabdiraxmaan lagu ridayay.”