Qeexid

"Neef xoolo ah oo la gowracay."

Qeexid Xigta

ld birsolid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga birsol oo kali ah:
  • Haddaba, qaybta kale ee ururradan oo isugu jira qaar xiirtay iyo kuwo bulbul leh waxay kala yihiin: Ucid-xiiqsane, Sahan-geeda-waayey, Ummad-oday-keliya, Hormood-habla-badane, Birsol-biiqay iyo Ilays-yare.
  • Waxaanay wararku sheegeen in 19-xubnood, la soo taagi doono Maxkamad, laguna eedeeyay arrimo la xidhiidha musuq-maasuq iyo Hargeysa (Haatuf): Ururka BIRSOL oo ka mid ah Axsaabtii Is-diiwaan-gelisay, ayaa tallooyin u soo jeediyay Madaxweynaha cusub Mud.