Qeexid

"Bir aad u adag oo aan jebin."

Qeexid Xigta

Bir awood u leh in ay soo jiidato biraha kale. ld birsulub.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga birlab oo kali ah:
  • Markii ay ku dheeraatay gaalladii reer Furus go'doonkaas waxay billaabeen inay ka soo raariciyaan dhufeyskii ay ku jireen derbiyadeeda silsilado bir ah, laguna sii xidhay kalbado birlab ah oo lagu shiday dab, taasoo ka kulul dhuxusha dabka ah.
  • Kalbaddaas birlabta ahayd waxay galaysay muslimiinta jidhkooda, kadibna way ku dhageysay, dabadeedna waxay u sii qaadaysay xaggii gaallada Furuska iyagoo markaas dhintay, ama qarka u saaran inay dhintaan.