Qeexid

"(-fo /-fyo, m.l) Dhowr daqiiqadood oo hawl la hayey laga nasto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biririf oo kali ah:
  • .2 Xubnaha Golaha wakiiladdu waxay saxiixayaan diiwaanka shaqada maalin walba intaan shirku furmin iyo biririfta ka dib 10.3 Waxaa la tiranayaa fadhi kasta inta Mudane ee ka soo qayb gashay iyadoo la qorayo Magacyada Xubnaha maqan iyo kuwa joogaba.
  • Ardaydii dugsiga sare ee wadanka fasaladii ayaa si biririf ah looga joojiyay si ay u soo gutaan xilkaas muhiimka ah.