Qeexid

"Gantaal danab ah, xoog badan, wuxuu ku dhaco dila oo ka dhasha isku dhac daruuro marka roob da'ayo. ld wiriq."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biriq oo kali ah:
  • Digrii kasta wuxuu leeyahay 60 daqiiqadood oo loo qoro 60', daqiiqad kasta waxay leedahay 60 ilbiriqsi oo loo qoro 60''.
  • Astaanta Nidaamka Caalamiga ee Halbeega Dunida ee xawaaruhu waa mitir/ilbiriqsi ama ( m/s ).