Qeexid

Biqle samayn (dameer, faras, iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga biqlee oo kali ah:
  • Dadka banaanbaxa Ruushka ku biqleeyay, ayaa yidhi; "Maraykanku, wuxuu doonayaa in sidii Jabaan inuu atoomik bam dhakada kaga dhufto Ciraaq oo dalkaba qabuuro ka sameeyo."
  • Dadka Reer baraarsil ayaa foodhi, geeraar iyo wishiiri la biqleeyey, iyadoo ay dumar badan oo uur lahaa farxad la umuleen markii ay maqleen “Baraarsil world Cup cajiing with her legs”.